English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Warar saxaafadeed
War Saxaafadeed

Wednesday, 19-Nov 2008

Garowe,Puntland: waxaa lagu qabtay War Saxaafadeed Madaxtooyada DGPL waxaana ka soo qayb galay Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud waxaana goob joog ka ahaa Wasiirka Cadaalada C/risaaq Yaasiin Cabdulle (Geesood) Wasiir Dowlaha Aminiga DGPL Jaamac Xirsi Faarax, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Xasan Maxamed Jibriil iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xasan Daahir Maxamuud (Carab

>>Akhri
T A C S I

Thursday, 28-Dec 2006

Maamulka Puntland ayaa u diraya Tacsi tiiraanyo leh ehelkii iyo qaraabadii, Cidmaan Maxamuud Cidmaan oo si xaqdaro ah loogu diley Magaalada Kismaayo









>>Akhri
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Puntland

Monday, 25-Dec 2006

Wasiirka Warfaafinta ee DGPL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Saalax (Bangax) ayaa maanta ka soo saarey war saxaafadda loogu talo galay xafiiskiisa, Wasiirka ayaa ka hadley Dagaaladda lagu soo qaadey Puntland.







>>Akhri
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Warfaafinta

Wednesday, 29-Nov 2006

Sida aad la socotaan mudooyinkan danbe waxaa ku badatay Warbaahinta Dalka Gudihiisa gaar ahaan GobolladaKoonfureed,Warar been ah oo ku saabsan Amniga Puntland.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa si rasmi ah u dhagax dhigey Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso

Wednesday, 22-Nov 2006

Dhagaxdhigii maanta (22.11.2006) ayaa madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey khudbad taariikhi ah waana tan:

>>Akhri
Baaq ka soo baxay xafiis Guddoomiyaha Golaha Wakiilada

Sunday, 12-Nov 2006
Ujeedo:Baaq: Golaha wakiilada DGPL wuxuu fadhigiisii 4/11/2006ilaa 5/11/2006 si qoto dheer uga dooday una lafa guray xaaladaha nabadgelyo iyo siyaasadda

>>Akhri


WAR SAXAAFADEED

Tuesday, 07-Nov 2006

Wasiirka D/ha hoose & Horumarinta Reer Miyiga ee DGPL, Md. Cali Cabdi Awaare ayaa maanta Magaalo-madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ku qabtay shir jaraa?id.

>>Akhri
Madaxweynaha DGPL ayaa hanbalyo u direy dhamaan shacabka Puntland iyo guud ahaanba Soomaalida

Monday, 23-Oct 2006

Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa u direy salaam iyo hanbalyo meelkasta oo ay joogaan shacabka Soomaaliyeed

>>Akhri


Pages
1
 
 
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com