 |
|
Madaxweynaha DGPl ayaa booqashooyin badan ku tegey Dhismaha Cusub ee Garoonka diyaaradaha Bosaso
Wednesday, 01-Nov 2006 | | Mudaddii uu socdey dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Bosaso ayuu madaxweynuhu aad ugu kuurgalay habsami u socda hawlaha Garoonka hadaba taariikhdu markey ahayd 18.Maajo,2005 ayuu madaxweynuhu booqasho ku tegey dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Bosaso. |






|
|