English 
Boga hore
Xogta DGPL
Qaabka Xukuumadda
Khariidada
Nagala xiriir
Fal celis



Wararka

War saxaafadeed

Mashaariicda Hormarinta

Khadiiradda DGPL

Muuqaalo

Dalxiiska

Ganacsiga

info@puntlandgovt.com
Ministries' web pages
Ministry of Education
Ministry of Fisheries
Ministry of Women Development & Family Affairs
Ministry of Finance
Ministry of Health


Wararka
Wafdigii Dowlada Federaalka oo ka dhoofay Puntland

Thursday, 08-Mar 2007

Madaxweynaha DKM ah iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta duhurkii ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.

Madaxweynaha DKM iyo weftigiisa ayaa waxa sii sagootiyey Madaxweynaha DGPL iyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada ee DGPL,golaha wasiirada,xildhibaanada puntland,maamulka Gobolka iyo kan degmada,iyo dadweynaha Degmada Gaalkacyo.







Madaxweynaha DKM ah iyo weftigiisa ayaa intii aanay tegin waxa uu ka qaybgaleen xafladdii 8da maarso oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska,xafladdaan ayaa waxa ay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay kana soo qayb galeen ururada haweenka ee Gobolka Mudug,waxgarad,aqoon yahano,isimo,iyo madaxda sare sare ee Puntland.





Madaxweynaha DKM ah ayaa intii uu joogay waxa uu kulamo la yeeshay Maamulka puntland,isimada iyo saraakiisha ciidamada puntland.



Boga wararka
© 2006- 2009 Puntland Government | info@puntlandgovt.com